(Akhriso) Somaliland oo amaro culus ku soo rogtay Telefishinada Madaxa banaan

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Somaliland Max’ed Muuse Diiriye ayaa warbaahinta madaxa banaan ee fadhigoodu yahay Somaliland ku soo rogay amaro adag. Waxaa amaradaas ka mid ah inay wararka Somaliland ugu horaysiiyaan wartebintoooda, iyo in Wararka Somalia lagu daro kuwa caalamka. War-saxafadeedka ayaa lagu sheegay in kulan lala qaatay Telefishinada laga leeyahay Somaliland … Continue reading (Akhriso) Somaliland oo amaro culus ku soo rogtay Telefishinada Madaxa banaan